Xildhibaankii labaad oo maanta ku guuleystay doorasho ka dhacday Baydhabo

Doorashada kuraas ka banaaneyd Golaha Shacabka ayaa maanta ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Waxaa la soo gebegabeeyay doorashada kursigii labaad oo uu ku geeriyooday Ex Xildhibaan Kornel Ruush, waxaana loo doortay Musharax Nuur Siidow Baaba-Xasan Nuur Siidow Baaba-Xasan ayaa 48 cod kaga guuleystay musharaxii la tartamayey oo la yiraahdo Fiqi Cabdullaahi Mayow … Continue reading Xildhibaankii labaad oo maanta ku guuleystay doorasho ka dhacday Baydhabo